Dagaal mar kale ka qarxay degaanka Kaxandhaale & Wararkii ugu dambeeyey

Dagaalo culus ayaa lagu soo waramayaa iney dib uga bilowdeen degaanka Kaxandhaale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, wuxuuna dhexmarayaa labo maleeshiyo beedeed oo halkaas ku dagaalamayey maalmahan. Rasaasta ay isweydaarsanayaan labada dhinac ayaa si aad ah looga maqlayaa agagaarka Kaxandhaale sida ay xaqiijiyeen dad goob-joogayaal ah oo aan la xariinay. Dagaalka ayaa salka ku haya … Continue reading Dagaal mar kale ka qarxay degaanka Kaxandhaale & Wararkii ugu dambeeyey